Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Guudlaawe & taliye Fahad Yaasiin?

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa kulan la qaatay galabta Taliyaha Hey’adda Nabadsugida Qaranka NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir Kulankan ayaa ka dhacay xafiiska Fahad Yaasiin oo ku yaalla xarunta Hey’adda Nabadsugida Qaranka NISA ee magaalada Muqdisho Waxaa kulankan looga hadlay arrimo ay ka mid yihiin doorashooyinka oo ismari waa uu ka taagan … Continue reading Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Guudlaawe & taliye Fahad Yaasiin?